Qeexid

"ld danaq."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga damaq oo kali ah:
  • Mingistu: Waa been waxaasi, sidaa inay tahayna waxaad waydiisa janaraal Firesanbat, waxaan qaatay Eydii gurigayga ku noolaydna waa lahayd inantayda TIGIST Mingistu, waxaana magaalada Dirir-dhabe uga keenay Damaqe Baanjaw..
  • Waa taariikh hore u socota, waa hawl iyo damaq, waa baadidoon aan kala go’ lahayn; kol uu ku hungoobo iyo kol uu haleelo; mar uu kufo iyo kol uu kaco.