Qeexid

"Hunguri weynaan dheeraad ah oo wax loo yeesho."

Qeexid Kale

ld damcid.

Qeexid Xigta

Rabitaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga damac oo kali ah:
  • Waxa jirta hees doorashada aan u soo sameeyey ka hadlaysa in haddii damac ku hayo, mid qabiilna ku hayo, dimuqraadiyadna aad wadato waxaagu ay isdilayaan.
  • "Shirqoolkan waxaa soo maleegay kooxaha ku sugan Muqdisho ee Al-shabaab iyo Xisbul Islaam, markii ay ku guuldareysteen damacooda ayay doonayaan inay si kale oo dadban ku carqaladeeyaan deegaanada aan ka talino" ayuu Afhayeenku yiri.