Qeexid

"(-dyo, m.dh) Ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farax leh oo lagu muujiyo maalin taariikh weyn leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga damaashaad oo kali ah:
  • Sad-bursigaas ama dheeligaas awood-qaybsi, waa u muuqdy siyaasiyiinta Woqooyiga ka timid, kumase ayan dhicin in ay dib u dhigaan dhalashada Qaranka, isku darsanka iyo damaashaadka 1-da Luuliyo.
  • Intaasi waa inta nin dhulkaa u dhashay oo daltabyo ku damaashaaday ku diirsaday!