Qeexid

"D. ah: qof damac badan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga damaaci oo kali ah:
  • Ugu dambayntii, Puntland, dawlad iyo dadweyneba, waxa ay ka digeysaa in laga feejignaato taageeridda damaaciga dhinac ka mid ah dhinacyada Soomaaliya, taas oo 17kii sano oo la soo dhaafay ahayd caqabadda ku gudban xal-u-helidda dhibaatada Soomaaliya.
  • In damaaci toban doollar doon ahi galay ayaan u qaatay, oo keen anigaa kuu keenayee ku idhi.