Qeexid

"Wadaan ramal ah; baaldi."

Qeexid Kale

Qof dalkiisii dhibaato awgeed uga cararay ee meel kale degaansada. 4. ld dalaabid.

Qeexid Xigta

Haadaan ama meel dheer oo hoobad ah; deli.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dalow oo kali ah:
  • “Maanta Reer Awdalow Xil Dheeraadaa Idin Saaran, Aduunyadana Taariikh Baa Ka Hadha,” Madaxweyne Ku Xigeenka.
  • Howlgalkan ciidamada Booliska qaaden ayaa waxaa lagu soo qabtey 5 Burcad badeed ah, 5 qori AK47, qori Basuke ah iyo dooni kuwa dheereeya ah sida warsidaha Garowe Online u sheegey Taliyaha qaybta gobolka Barri Cismaan Afdalow.