Qeexid

"Wax dalool u yeelid. ld duleeli."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dalooli oo kali ah:
  • Go’aanadaas waxa gebgeb kale ka muujiyay qaar ka mid ah qafqafleyaasha kooxaha Soomaaliya, kuwaas oo diidmo ku dalooliyay.
  • Waranku wuxuu leeyahay af dhuuban oo muda ama dalooliya meesha lagu tuuro.