Qeexid

"Meel yar furan, wareegsan oo wax ka bannaan."

Qeexid Xigta

Saddex qaybood oo wax loo qaybshay middood. ld duleel1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dalool oo kali ah:
  • Taageerayaal u badan dhallinyaro ku lebisan dirayska qaranka Talyaaniga ayaa buuxiyay laba dalool marka saddex meelood loo qaybiyo daawadayaashii kulankaas oo kor u dhaafay 40 kun oo qof.
  • Saxarradaa yaryar waxaa ku wareegsan hoor sidii xumabada ah oo uu ku wareegsanyahay xuub, Daloolkaasna waxaa loo yaqaan doalool cunteed.