Qeexid

"(-rro, m.dh) Nin dalal badan tegay. ld dalmareen."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dalmar oo kali ah:
  • Cismaan Dalmar damcay inuu kala diro xildhibaanada laakinse waxaa arrintaa ku gacan-seyray Afhayeen ku-xigeenada Baarlamaanka. 32 Xildhibaan baa raacay fikirkii ahaa in xilka Afhayeenimo laga qaado Xil.
  • Dalmar: Waxay ku suurtogashay in lacag la daabaco iyadoo Bangigii Dhexe iyo dawladdii midna aanay jirin waa asbaabo dhowr ah.