Qeexid

Kor u qaadid; darajo u kordhin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dallici oo kali ah:
  • Waxa lagu dallici jiray imtixaan, aqoon, khibrad iyo wax soo saar.
  • Waxa lagu dallici jiray imtixaan, aqoon, khibrad iyo wax soo saar.