Qeexid

Jeesjees.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dallal oo kali ah:
  • Diraac kulul walaalkaa hadduu, Dalawo maalaayo Adoo diiqsan xoolaha hadduu, kaa dallali waayo, Asaad doorka kale dhaanto waa, laga ducaystaaye.