Qeexid

"Khudrad, hilib, dufan iwm oo la isku shiiqay."

Qeexid Xigta

ld dallicid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dallac oo kali ah:
  • Dulmi nimaan aqoon Aakhiraa, dabaq la seexshaaye Nin dallacay ahaw oo waxaad, doontaba ha waayin, Dunji xuuralcayn ihi Jannada, kuu dabbaaldega’e!
  • Waa duni dadka qaarkiis dilkiisa iyo darxumeyntiisa darajo iyo dallacaad lagu helo, taasina ay keentayba in gumaadkooda la isku garbiyo.