Qeexid

"(-rro, m.dh) Qof ciidanka qalabka sida ka mid ah oo qaabilsan difaaca dalka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daljir oo kali ah:
  • Khudabadihii DF & Mucaradka ka akhriyen golaha amaanka Waftiyadii ka kala socday dowlada Somalia iyo mucaaradka ka horjeeda ayaa waxaa maanta Jun2,2008 la kulmeen daljiraaysha golaha amaanka oo booqshada ku yimid magaalada Jabuuti.
  • ka mid ah buundooyinkaan waxaa ka qeyb qaatay dhismaha iyo dhaqaalaha ku baxay urur jaaliyada dibada ay leeyihiin oo la yiraahdo Daljire Hiiraan Link oo fadhigiisu yahay Magaalada London ee Dalka Ingiriiska.