Qeexid
Meel bannaan oo aan dugsi lahayn.
Qeexid Xigta
D. ah: meel cidla' ah.
Meel bannaan oo aan dugsi lahayn.
D. ah: meel cidla' ah.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Wax cusboonaysiin ama qurxin.
Qeexid Xigta: Guri, meel ay hawo ka soo gasho u yeelid.
Qeexid Kale: Dhul wax lagu beeri jiray in muddo ah nasin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: (-lo, m.l) Bocol yaryar oo xeebahabadaha laga helo oo weelasha lagu qurxiyo;laji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Shulug dheer, adag dhogor ka samaysan oo roobka dhaxanta iwm laga qaato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld haleelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Wax la kulmid.
Qeexid Xigta: Wax helitaankoodu muhiim yahay la kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Aqal meel naacawi ka soo gasho u yeelid.
Qeexid Xigta: Cid hoosaasin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Harag rogob ka gurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dal'id m.dh ld dham'id.
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Dhul soohdin loo yaqaan leh oo la degganyahay; waddan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Waxtar; kaalmo; taageero; gargaar.
Qeexid Xigta: ld daryaalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dandarranaan; dhibaataysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Wax xannaanayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dala'1 m.l ld dhama'1.
m.l
Qeexid: Astaan xoolaha lagu sunto oo u eg deelka xuruufta carabiga.
Qeexid Xigta: ld d (da').
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: halhaleel fk. Si dhaqso ah; degdeg. ld hallahalla, hallihalli.
Qeexid: dala'so f.mg3 (-'saday, -'satay) Cid khayaano yar oo aan wax lagu yeelayn ku samayn.
Qeexid: dala'si m.l ld dala'sasho.
Qeexid: dala'sasho m.f.dh eeg dala'so. ld dala'sad, dala'si.
Qeexid: dala'sad m.l ld dala'sasho.
Qeexid: dala'2 f.mg1 (-l'ay, -la'day; -l'i) ld dhama'2.