Qeexid

Daloollo badan oo uu weel iwm yeesho.

Qeexid Xigta

Iimo; ceebaal. ld dulduleel1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daldalool oo kali ah:
  • C/xakim Axmed Guled, Wasiirka Warfaafinta Dowladda Puntland Dhinaca dumarka, waxa buraanbur qiimo badan ka soo jeedisay Dr’s Dahabo, oo ka hadashay runta dhabta ah ee ay ku jirto Puntland iyo in ay jiraan daldaloolo badan oo u baahan in la saxo.