Qeexid

"Wax meel wada yaal hadba in ka qaadasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daldalo oo kali ah:
  • Shariif oo saxaafada loogu talogalay ayuu ku sheegay Madaxweynuhu in dastuurkan cusub uu yahay mid Qaran oo ahmiyad gaar ah leh, balse loo baahan yahay inuu ahaa mid aan daldaloolo lahay oo sharci lagu fariisiyay.
  • Waxaa uga dhex muuqday daldaloollo iyo qabyo badan.