Qeexid

Wax la deldelay ahaansho. ld deldelan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daldalan oo kali ah:
  • Xukuumadda cusub ee JILI ka dhalatay ee siyaasadda garabka bidix u xaglinaysaa inay MOOSKO ku xirato iyo beesha hantiwadaagga ah oo shirkadihii dalkaas barwaaqadiisa daldalanyey la qarameeyo ayaa Galbeedku cabsi weyn ka qabay).
  • Waxaad halkaan iska daldalaneysaa xoolo aadan xadin oo xad-dhaaf ah oo hibo lagu siiyey, wasaaradaha kalese waxaad toos si bareer ah u xaddo mooyaane waxaad shufuq siineyso majirto, anigu xoolo xaaran ah akhiro la aadimaayo addun waa meeshiise.