Qeexid
ld daldalid.
ld daldalid.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: (-dyo, m.dh) Dhul bannaan oo aan dhir waaweyn lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la deldelay ahaansho. ld deldelan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) D./iska d.: hadal badan oo aan macno lahayn ku hadlid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dalaadala fk. Si aayar ah.
m.l
Qeexid: Hadal badan oo aan nuxur lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Alaab iwm meel ka gurid iyadoo hadba in la qaadayo.
Qeexid Xigta: Wax si xad-dhaaf ah u cunid ama cabbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld daldalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg daldalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Erey lagu dhawaaqo marka qof dumar ah la furaayo. ld dalaaqo, dalqad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld daldalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -ashay, -alatay
Qeexid: Wax meel wada yaal hadba in ka qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Naag dalqaddeeda siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Dad ama xoolo, wax darxumo iyo rafaad ka muuqdo noqosho.
Qeexid Xigta: Ceel, biyo ka gurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -aabay, -awday
Qeexid: Qof, darxumo awgeed dalkiisa uga haajirid. ld dalaw2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: D. ah: xoolo ama dad darxumo iyo rafaad ka muuqdo.
Qeexid Xigta: D. ah: ceel biyihii ka gureen.
Qeexid Kale: ld dalaafid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Xarig siriq leh oo meel sare ka soo laalaada qof ku merjin. ld deldel2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Darxumo awgeed oo qof dalkiisa uga haajiro. ld dalaw1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dalaaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld dalaaq2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld daldal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]