Qeexid

"eeg dalab2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dalbo oo kali ah:
  • Xoghayaha xisbiga UDUB Jaamac Yaasiin Faarax, wuxuu sheegay in dowladu ay ogoshahay in doorashooyinku ku dhacaan waqtigooda, haddii laga dalbo in xukunka ay wareejiyaana ay diyaar u yihiin, balse xoog iyo handadaad aysan aqbalayn.