Qeexid

.r Cod tilmaama socod kedis ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dalaq oo kali ah:
  • Korea ayaa ku guulaysatay inay ka faa’iidaysato fursad ay heshay daqiiqaddii 88aad, taas oo difaaca Talyaaniga ee Christian Panucci awoodi waayay inuu ka waabiyo kubbad dhulka xaabaysa oo dalaq tidhi goolka uu hortaagnaa Buffon.
  • Isla markiiba dhalinyarada xabsiga ayaa lagu dalaq siiyay oo buleyska ayaa deg-deg u qabtay, hadana isla markiiba waxa ka daba tegay Jaamac Saylici oo gacantiisa kusoo daayay.