Qeexid
ld dalandoolli.
ld dalandoolli.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Socod noqnoqosho leh oo laba meel oo kala fog la isaga goosho.
Qeexid Xigta: ld dalandoolid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -oolay, -ooshay
Qeexid: Socod noqnoqosho leh laba meel oo kala fog isaga gooshid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dalandool1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Cayayaan caanallusha la eg isku bahna yihiin oo hargaha iyo lafahaba xagata. ld dalandoolyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Ilmo, socod barasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: D. ah: ilmo socod barad.
Qeexid Xigta: ld dalandalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Wax asqo hayso noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dalandal1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Qof la dalaandalay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) D./iska d.: hadal badan oo aan macno lahayn ku hadlid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hadal badan oo aan nuxur lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la deldelay ahaansho. ld deldelan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax dhalankooda beddedid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhalandoorin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhalandoori. ld dhalandooris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (daaw.) Sarsaridda meel oogada ka mid ah oo dhiig ku guntamay la sarsaro iyadoo dhiigga toobin looga soo nuugayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Masiibo.
Qeexid Xigta: ld dalankicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -kici) Masiibo la kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: (daaw.) Meel oogada ka mid ah oo dhiig ku guntamay, si toobin dhiigga looga soo nuugo sarsarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dala'1 m.l ld dhama'1.