Qeexid

Socod noqnoqosho leh oo laba meel oo kala fog la isaga goosho.

Qeexid Xigta

ld dalandoolid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dalandool oo kali ah:
  • Dhanka Koonfur galbeed Dhulka loo yaqaan Dalandoole ee gobolka Baay ee ku dhow Hiiraan, dhanka galbeed waadiga Abeesaale ee ku dhow Deegaanka Quracjoome oo ah marin Xuduudeedka ay ku kala qeybsamaan Gobolka Bakool iyo Hiiraan.
  • Rakaab dalandool u ah Yurub ayaannu sidnay, waxa aannu isku shubnay dhankaas iyo Berbera, weliba gegida caalamiga ah ee Berbera.