Qeexid

"dalalka horumaray m.l Waddamadda horumarka ka sameeya dhinacyada warshadaha, beeraha, farsamada iyo teknooljiyada, waxbarashada, dhaqaalaha, iyo heerka nolosha qofka, iyo bulshada."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dalalka oo kali ah:
  • Madax ka socota dalalka Mareykanka, Yurub, Afrika iyo Bariga dhexe, ayaa kullan ku leh magaalada Nairobi kuwaas sahminaya hab lagu caawin karo DF, kadib markii ay ka adkaatay Maxkamadaha Islaamiga ah.
  • Dawladda biilasha ugu badan haysata waa Jabaan ($644.2 bilyan), waxaa ku xiga Shiinaha ($339 bilyan), Kuuriyada Waqooyi ($69 Bilyan), dalalka saliidda dhoofiya ($97.9 bilyan).