Qeexid
D. ah: rati aan lugaha xarig uga xirnayn.
D. ah: rati aan lugaha xarig uga xirnayn.
magac / noun
Dheddig / feminine
Khabar / predicate
f.g3
Labdhedig: -cday, -catay
Qeexid: Si xasilloon wax u akhrisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dalalka horumaray m.l Waddamadda horumarka ka sameeya dhinacyada warshadaha, beeraha, farsamada iyo teknooljiyada, waxbarashada, dhaqaalaha, iyo heerka nolosha qofka, iyo bulshada.
m.dh
Qeexid: Cudur geedka digirta ku dhaca oo caleenta ka daadiya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: dalalka soo koraya m.l Waddamadda aan weli horumar ka samayn dhinacyada warshadaha, beeraha, farsamada, teknooljiyada, waxbarashada, dhaqaalaha heerka nolosha qofka iyo bulshada.
Qeexid: dala'si m.l ld dala'sasho.
Qeexid: dala'sasho m.f.dh eeg dala'so. ld dala'sad, dala'si.
Qeexid: dala'2 f.mg1 (-l'ay, -la'day; -l'i) ld dhama'2.
Qeexid: dala'1 m.l ld dhama'1.
Qeexid: dala'sad m.l ld dala'sasho.
Qeexid: dala'so f.mg3 (-'saday, -'satay) Cid khayaano yar oo aan wax lagu yeelayn ku samayn.
m.dh.sh
Qeexid: .r Cod tilmaama socod kedis ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -cday, -catay
Qeexid: ld daac2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dalow 1 (3). Baaldi.
Qeexid Xigta: ld dalaaw1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Neef dhawaaq leh, caloosha ka timaadda oo afka ka soo baxda.
Qeexid Xigta: Dhul godan oo aan dhir lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-lbay, -labtay; -lbi) Codsi ballanqaad leh oo wax lagu weyddiisanayo sameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dalag geddis m.l (-yo ..., m.dh) Habka beerashada oo ku salaysan in dalagyo kala duwan lagu beero dhul isku mid ah, si gaar ah oo isku xigta.
m.l
Qeexid: Miraha la beerto ee la cuno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-byo, m.dh) Codsi ballanqaad leh oo cid wax lagu weyddiisto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-lbo, m.l) Qallooc yar oo lugaha gala oo labada law isu soo dhawaadaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -laabay, -lawday
Qeexid: ld dalaaw2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]