Qeexid

"Miraha la beerto ee la cuno."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dalag oo kali ah:
  • Tuuladaan ayaa dadka ku dhaqan waxay ku nool yihiin dalaga beeraha uga soo go'a iyo sidoo kale jilaabashada xawayaannada ku jira webiga shabeelle oo deegaanka bartanka ka mara.
  • Dhanka kale, mar uu ka hadlay xaaladda gobolka ayuu sheegay in xilligan uu yahay xilli barwaaqo ah ayna roobab wanaagsan ka da'een, isagoo xusay inay dadku ku howlan yihiin beerashada dalagyada kala duwan ee beerahooda.