Qeexid

"ld dalaaqid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dalaaq oo kali ah:
  • Ruux dumar ah oo iyana ku dhaawacantay dalaaqo badan oo rag la dhacay, ayaa tidhi; “Allaylahe, imika ayaanu wasaarad ragga naga-rawda.”
  • Haween aan dalaaqnayn haddana, dulay cidlaa taagan Oo aan duryaad kuu dhalayn, lana daryeelaynnin Oo aqalka darintii u tiil, lagu dabayleeyey.