Qeexid

"(-dyo, m.dh) Dhul bannaan oo aan dhir waaweyn lahayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dalaad oo kali ah:
  • Sheekha waxaa uu ka hadlay Is casilaada laga sheegayo Madaxweynaha,soo jeedinta beesha caalamka ee ah inuu ku biiro wadahadalaad iyo kuwo kale.
  • Badalaadda lacagaha Shilling Somaliga ee la isticmaalo ayaa waxay soo if-baxeen markii la diiday ina la qaato lacagaha duugoobay iyo kuwa faalsada ah, isla markaana uu sicir-barar xooggan dalka ka dhacay, taasoo lagu eedeynayo ganacsatada.