Qeexid

"dal'id m.dh ld dham'id."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dal oo kali ah:
  • Sidoo kale kooxo hubeysan ayaa dhawaan dhac u geystay gaari laga leeyahay hay'adda UNICEF ee ka howlgasha dalka Kenya, kaasoo ay dabley hubeysan la soo galeen qaybo ka tirsan Gobolka Gedo.
  • Muuse Biixi Cabdi ayaa hadal dheer oo uu xafladaas ka jeediyey waxa uu kaga hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin adeegan cusub ee shirkadu furtay, dhaqaalaha iyo shirkada iyo nabadgelyada.