Qeexid
(-amay, -antay; -ami) ld daqran1.
(-amay, -antay; -ami) ld daqran1.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld daqran2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld daqranaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld daqramid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld daqranaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld daqrid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax karti badan ahaansho (qof).
Qeexid Xigta: Wax dhibaato badan ahaansho.
Qeexid Kale: Ku d.: wax, wax kale ku qasan ahaansho. 4. Ku d.: qof balwad aad u isticmaala ahaansho. 5. U d.: wax cid dhibaateeya ahaansho. ld darsan3.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Geed yar, jaadad badan oo dhooddida iyo dibirka ka baxa oo dhanaan, geelu ku jeelbaxo leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Ku d.: wax, wax kale ku qasan noqosho. ld darsan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld daqar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -khray, -khartay
Qeexid: ld daqar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hanti cid ka soo gasha shaqo ama ganacsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Wax madaxa dhaawac ka gaarey noqosho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax la shiday noqosho (dab); wax la ifay noqosho (nal, feynuus iwm).
Qeexid Xigta: Wax hadlay ama muuqday noqosho (raadiyo, telefishan iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la shiday ahaansho (dab); wax la ifay ahaansho (nal, feynuus iwm).
Qeexid Xigta: Wax hadlay ama muuqday ahaansho (raadiyo, telefishan iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Wax dabar ku xirmay noqosho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la dabray ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: D. ah: gammaan ama awr aad u daalay.
Qeexid Xigta: ld dakaamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Gammaan ama awr aad u daalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Tiir dheer oo qori ah ama bir ah oo doonyaha iyo maraakiibta dhexdooda laga taago oo farnaanka iyo shiraaca celiya.
Qeexid Xigta: Qar hoos u dheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax madaxa daqar ka gaarey ahaansho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]