Qeexid

"Hanti cid ka soo gasha shaqo ama ganacsi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dakhli oo kali ah:
  • Xitaa saraakiisha hoose ee Bangiga ayaa ku dhiiran jirey inay celiyaan foojarada dawladda illaa dawladdu dakhli cusub soo shubto.
  • • Waxaa la kobcin doona ilaha dhaqaalaha, ururinta canshuuraha iyo ka ilaalinta dakhliga dawladda in la lunsado ama dad kooban sidii ay doonaan ugu takrifashaan.