Qeexid

Tiir dheer oo qori ah ama bir ah oo doonyaha iyo maraakiibta dhexdooda laga taago oo farnaanka iyo shiraaca celiya.

Qeexid Xigta

Qar hoos u dheer.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dakhal oo kali ah:
  • Waan wada deddoodaa sidaan, duumo baas qabo’e Dubka un baan dhaqaajaa sidaan, diilalyaysnahaye Markaad dakhalka jabay sheegto baan, dan u ilmeeyaaye.
  • Waan wada deddoodaa sidaan, duumo baas qabo’e Dubka un baan dhaqaajaa sidaan, diilalyaysnahaye Markaad dakhalka jabay sheegto baan, dan u ilmeeyaaye.