Qeexid

"D. ah: gammaan ama awr aad u daalay."

Qeexid Xigta

ld dakaamid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dakaan oo kali ah:
  • Dadakaan tahriibayay ayaa tiradoodu aheyd 200 qof iyada oo sidoo kale gacanta lagu soo dhigey doonyihii ay la socdeen iyo baxaaradii dul-saarneyd.
  • Duqa Galkacayo oo mar sii horeysay u waramey Garowe Online ayaa sheegey in howshaan nadafadeed aysan aheyn mid looga rarayo dakaan suuqa balse aheyd jidad laga furayo halkaas madaama amaanka maagaalada sugayo.