Qeexid

"(-oomay, -oontay; -oomi) Wax qarsoon noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dahsoon oo kali ah:
  • Halkaan ka tegayo iyo kuwaan kaga tegayaa waxa ay ku dambayn, halkaan u dhoofayo iyo waxaan kala kulmi doono, inta labadaas u dhexaysa waxyaalaha ku dahsoon sida aan uga dabbaalan doono..
  • Hadii aasaaska dowladaasi laqdabad iyo siyaasado dahsoon oo aan daacad laga ahayn lagu dhiso wixii laga dhaxlaaba waxay noqon fashil iyo taladii oo geed intii ka sii dheer lagu laalo.