Qeexid

"Geed weyn oo harac ah."

Qeexid Xigta

Dhismo hoos leh, qabriyada laga ag dhiso oo Quraanka lagu akhriyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dahar oo kali ah:
  • Mudaharad iyo qax ka dhacey Lascano Wararka ka imaanaya magaalada Laacaano ayaa sheegaya in shacabkii magaalada intoodii badneyd qaxeen kuwaas oo cabsi ka qaba isku dhacyo dambe gaar ahaan beelaha daga dhexdooda.
  • Col-u-joog waxa uu ka mid ahaa xubnihii kaalinta firfircoon kaga jiray abaabulka mudaharaadka, isaga oo horkacayay ardaydii uu macalinka u ahaa, balse waxa uu ku sigtay in la qabto oo xabsiga loo taxaabo.