Qeexid

"Shimbir yar garbaha, ka madow, baalashana midab dahabi ah ku leh; caddadhuuni."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dahabo oo kali ah:
  • C/xakim Axmed Guled, Wasiirka Warfaafinta Dowladda Puntland Dhinaca dumarka, waxa buraanbur qiimo badan ka soo jeedisay Dr’s Dahabo, oo ka hadashay runta dhabta ah ee ay ku jirto Puntland iyo in ay jiraan daldaloolo badan oo u baahan in la saxo.
  • Kaliya ma ahyn in Dumarka Dr’s Dahabo ka hadashay ee waxa sidoo kale ka hadlay Faaduma Hiirad oo u shaqayn jirtey Idaacada Radio Mogadishu, in ka badan 35 sano.