Qeexid

"D. ah: wax midab dahab leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dahabi oo kali ah:
  • Maxaakiimta Islaamku waxay nadiifiyeen magaala-madaxdii Muqdisho, waxay qaadeen jid-gooyooyinkii tirada beelay, waxayna celiyeen hantidii boobka dadka looga haystey, waxayna dadka Muqdishaad u soo hoyiyeen lix bilood oo nabad dahabi laga sheekaya ahayd.
  • Jabuuti in lala heshiiyo waa arrin aad u fiican, waayo labada bulsho maaha dad kala maarma, balse waxaa yaab leh siyaasdda muusaysan ee maamulka Dahir Rayaale uu ku dhaqaaqay waxyar ka dib markii uu ku fadhiistay kursiga dahabiga ah ee Maandeeq-land.