Qeexid

"Macdan qaali ah, midab cawlan leh,"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dahab oo kali ah:
  • Dhinaca kale, shalay ayaa Orodyahanka Kenenisa Bekele oo ah orodyahan u dhashay dalka Itoobiya ku guulaystay bilada dahabka ah ee orodka 10,000 Mitir ee adduunka.
  • Waxa Taylor Mareykanka ku eedeeyey in ay jabhadaha Liberia hubeysey isagoo Mareykanku isku dayaya in uu u dego dahabka, dheemanta iyo keydka kale ee Liberia u yaalla.