Qeexid

Wax la dahaaray ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dahaaran oo kali ah:
  • Guud ahaan, butidu waxay leedahay jidh wayn, labo lugood oo awood badan, labo gacmood oo cidiyo dhaadheer, af soo taagan oo shan miciyood ku yaalaan iyo timo dhogor badan oo ku dahaaran jidhka.
  • Unugga waxaa ku dahaaran xuub ka samaysan lipidi iyo fosfolipidi.