Qeexid

"(-rro, m.dh) Dhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax dusha uga dhegsan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dahaar oo kali ah:
  • Dowladda Britainna waxaa weeye qaranka hogaamiya oo taageera ololaha dowladda Afqanistaan ee Khandahaar waxay horey xarun weyn ugu ahaan jirtay maamulkii Talebaan.
  • Nebigeenna (NNKH) wuxuu yidhi “dahaarada ama nadaafadu waa iimaanka badhkii” nabigeenna waxa kale oo uu yidhi “Bani aadamku ma buuxiyo weel ka shar badan calooshiisa”.