Qeexid

"(f.g) Wax awdid."

Qeexid Xigta

(f.mg) Dhalasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dah oo kali ah:
  • "Xukuumad walba waxay xaq u leedahay inay xukunto ruuxii burcadbadeeda ah ee ay qabato, balse codsigeena waa mid aanu ku doonayno inaan ku xaqiijino xuquuqda qofka loo haysto dambiga burcadbadeednimo; maadaama uu Somali yahay" ayuu yiri Jaamac.
  • Ma jiraan goobo rasmi ah oo ay ciidamadas ka dageen gudaha Degmada Barawe, waxaase ay sheegeen dad ka mid ah kuwa degmadaas inay ciidamadu ku sugan yihiin waddooyinka waaweyn ee Baraawe.