Qeexid

(-gmay, -gantay; -gmi) Wax la daguugay noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daguugan oo kali ah:
  • Markaas ninkii arrintani ku dhacdaa dib uma dego,haddana marwalba waa la degan yahay, oo lama waayo nin daguugan, ooy war la'aani hodo iyo cagaarka iyo daaqsinta qurxoon ee meesha hadhaysay.