Qeexid

Ceel, god iwm aasid.

Qeexid Xigta

Wax baabbi'in.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daguug oo kali ah:
  • Haddaba iyadoo kollayba garba diiri waayeen nin daguugan, waxa fiican in ummad ahaan aynu ka faa'iideysano qaladaadka ina soo mara, oynaan noqon doqonkii lumay ee markii la soo helay yidhi.
  • Gudcur dam-daguuganina sida bustaha ayuu ugu hullaabnaa.