Qeexid

"Wax aan foojignayn noqosho (nafley)."

Qeexid Xigta

Wax dayacan noqosho (alaab, xoolo iwm).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dagan oo kali ah:
  • Arintan ayaa lagu micneeyay inay sabab u tahay jawiga badda oo dagan xiligan, iyadoo maraakib fara badan ay ku suganyihiin badweynta Hindiya & badda Cas.
  • Hadaba hawshaan baaxada wayn leh ayaa dawlada Puntland u soo magacowday mudane Ahmed Osman Shibbin oo in mudo ah dagnaa dalka Malaysia kana mid ah dadka hantiilayda ah ee dagan wadankaas.