Qeexid

"(-nno, m.dh) Qof geesi ah oo tabaha iyo xeeladaha dagaalka yaqaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dagaalyahan oo kali ah:
  • Golaha Amaanka ayaa bishii November ee sanadkii hore soo saareen ku sheegeen in dagaalyahanada Islaamiga ee Maxkamadihii ka tirsanaa ay heystan gantaalaha dheereeya ee diyaaradaha lagu soo rido.
  • Sirdoonka ayaa rumeysan in tiro ka badan 1000-dagaalyahan oo shisheeye ah ay ku sugan yihiin Muqdisho iyo daafaheeda, kuwaasoo qayb ka ah dagaalada u dhexeeya dowlada iyo mucaaradka.