Qeexid

"ld dagaallamid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dagaallan oo kali ah:
  • Labada arday ee dagaallantay midkood wuxuu ahaa "Agoon", aad ayuuna u akhlaaq iyo aqoon fiicnaa.
  • Mawo sheegay inaanu musuqmaasuq la dagaallan mooyee arin kale haleelayn.