Qeexid

"Ciidan dagaallamaya hoggaamin (qof)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dagaalgeli oo kali ah:
  • Tallaabooyinka ugu mudan ee dunida saamaynta ugu weyn ku yeeshay run ahaantii ma ahayn dagaalgelin waxay se ka dhasheen dhiirranaan maskaxeed oo ay qof, koox ama ummadi ku kaceen.
  • Saraakiisha DF ee magacyadooda qariyay ayaa sheegay in saraakiil aqoon sare leh loo dhiibay dagaalgelinta ciidamada, iyagoo sheegay inay rajeynayaan in dowladu ku guulaysan doonto hadafkeeda dagaal.