Qeexid

"Iska horimaad af ama addin ah, waxyeello lays gaarsiiyo oo dhexmara laba qof ama ka badan."

Qeexid Xigta

ld dagaalid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dagaal oo kali ah:
  • Inta la ogyahay in dad gaaraya 8 qofood ayaa ku geeroyooday dagaalo qaraar oo u dhexeeya labo beelood kaasoo ka dhacay deegaanada Soonka shanaad ee dhulka Soomaalida Itoobiya maamusho.
  • Dagaalkan oo socday mudo kooban ayaa ku fiday dhul balaaran, iyadoo ciidamada weerarka lagu qaaday ay ka ambabaxeen Baydhabo iyagoo kusii jeeday dalka Ethiopia.