Qeexid

"Cid dhibaato aysan filayn gaarsiin ama ka dhaadhicin wax aan jirin; dhagrid; khatalid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dag oo kali ah:
  • Vicki ayaa sheegtey in ay noqatey waxba kama jiraan dadkii qabey haddii ay Ethiopia fara geliso Somalia inuu qarxi doono dagaal ballaaran oo goblka oo dhan saameeya.
  • Dagaaladan, ayaa waxay imaanayaa xili shalay la ansixiyay wasiirada DF, sidoo kalena la dhaariyay qaarkood, iyadoo kooxaha Al-shabaab iyo Xisbul Islam ay dhowr jeer oo hore sheegeen inaysan dagaalada joojinayn, inta ya xukunka ka tuuraan DF.