Qeexid

"ld dafirid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dafiraad oo kali ah:
  • Hase yeeshee, Xuseen Caydiid wuxuu ku beeniyey Wareysi uu Feberweri 3, 2002 siiyey Jariiradda Reporter oo ah, Toddobaadle ka soo baxa Itoobiya, waxayse taasi u muuqatay dafiraad, waayo way caddayd inuu hadalka hore yidhi.
  • Laakiin duqyaasha ayaa arintaa distoorka u eegay oo yidhi "Ma jirto cid nagaga dayuusaysini dorasho kordhin iyo dhimisteedaba", iyaga oo arinta komijaankana ku tilmaamay dafiraad distoor.