Qeexid

"Diididda run la ogyahay. ld dafirid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dafir oo kali ah:
  • Waxaan tilmaamey inuu bayaankii xisbiga KULMIYE, xeerkii beeluhu hore u dhigteen si cad uga soo horjeedo, isaga oo gebi ahaanba dafirey shuruucdii dalka u yaalay dhamaantood, oo xambaarsanaa iney dafirsan yihiin jiritaanka Somaliland.
  • Hadalkaasi wuxuu meel ka dhac ku yahay xuquuqdoodana duudsiinayaa oo uu dafirayaa halgankii ay dalka u soo galeen dadka qurbaha jooga ee reer Somaliland.