Qeexid

"(-do, m.l) Koox dad oo hawl wada billaabay ama wada dhammeeyey."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dafcad oo kali ah:
  • Camuud: Ardaydii U Horaysay Ee Jaamacadda Ka Qalin-Jebisa Iyo Xafladdii La Isku Arkay Boorama (Haatuf): 32 arday oo ah dafcaddii u horeysay ee ka qalin jabisa Jaamacadda Camuud ayaa maalintii doraad shahaadooyin la gudoonsiiyey.